Connect with us

somalilandtoday.com

Isuduwihii Wasaarradda Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Ee Gobolka Saraar Oo Lagu Dilay Degmada Qorilugud

focus

Isuduwihii Wasaarradda Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Ee Gobolka Saraar Oo Lagu Dilay Degmada Qorilugud

(SLT-Hargeysa)-Alle ha u naxariistee waxa degmada Qorilugud goor dhawayd lagu dilay Iskuduwihii Wasaarradda hawlaha guud iyo guryaynta Ee Gobolka Saraar Eng Axmed Cawil Daryeel.


Wararku waxa ay sheegayaan in marxuun ay gacan ka xaqdarin dishay isaga ku jira hawlihiisa shaqo ee maalinlaha ah.

Ma jiro warar faah-faahsan oo laga soo saaray qaabka uu dil u dhacay balse warar aanu helay ayaa waxa ay sheegayaan inay ciidammada ammaanku gacanta ku hayaan saddex nin oo la sheegay inay ka dambeeyeen dilka marxuun Eng Axmed Cawil Daryeel.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top