Connect with us

somalilandtoday.com

Dalkaygu Uma Baahna Gaari Kurka laga Jaro ee Wuxuu Ubaahanyahay Iskarago Wax Dhista

Articles

Dalkaygu Uma Baahna Gaari Kurka laga Jaro ee Wuxuu Ubaahanyahay Iskarago Wax Dhista

Anika iyo inta ila fekerka ah

maanta waxay Dani ku jirtaa.

Marsada Maydh oo la dhiso ,iyo wadada Tabca oo la dhiso ,

lakiin waxasa baxay Dani kuma jirto, gaadhi iskoroko ah ayaanu u baahanahay oo wax laku dhiso ,lakiin gaadhi yar oo Gurta laka jaro maanta uma baahnin.

2018 Baa lamarayaa waa wakhtiki horimarka laku Tartamilahaa Weeye.

Qurbo jooguna lacagta haku bixiyaan

Horimarka dhulkooda dhismaha u baahan oo ah sadaqtu jaariya.

Hadafkana waxa laku gaadhaya nabad iyo xasilooni iyo somaaliland oo sii Waart .

Mire Cali Xasan nuur

style=”font-size:16px;”>4443635
rajab03@hotmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top