Connect with us

somalilandtoday.com

7 Qof Oo Soomaali Ah Oo Ku Guuleystay Doorashadii Ka Dhacday Sweden

focus

7 Qof Oo Soomaali Ah Oo Ku Guuleystay Doorashadii Ka Dhacday Sweden

(SLT-Hargeysa)-Illaa iyo 7 ruux oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii guud ee dhawaantan ka dhacay dalka Sweden. Leyla Cali Cilmi, ayaa ka mid ah dadka doorashada baarlamaan ee dalkaasi ku guuleystay.

Waxa sidoo kale maanta lakala ogaan doonaa natiijooyinka seddex ruux oo kale oo Soomaali ah, kuwaas oo iyaguna xilalka baarlamaanka dalkaasi u tartamaya.

Saciid Nuur Qaas oo ka mid ah dadkii ka shaqeynayay xarrumaha cod bixinta ee dalka Sweden, ayaa faahfaahinaya doorashooyinka guud ee Sweden sanadkan ka dhacay, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top