Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Iyo Waftidii Uu Hogaaminayey Oo Kormeer Ku Tagay Kastamba Bari Ee Magaalada Laascaanood.

focus

Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Iyo Waftidii Uu Hogaaminayey Oo Kormeer Ku Tagay Kastamba Bari Ee Magaalada Laascaanood.

Laascaanood (Somalilandtoday)- Waftidii ka socday xukuumada ee todobaadkii u dambeeyey nahadaynta u joogay Gobolka Sool ayaa saaka Kormeeray kastamka Magaalada Laascaanood.

Waftidan Oo ka kooban gudoomiyaha golaha wakiilada baashe Maxamed Faarax , Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed, Iyo Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Boliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle. oo ay weheliyaan badhasaabka Gobolka Sool, maayirka iyo taliyaha qaybta.

Madaxa kastamka ayaa waftida uga warbixiyey xaalada iyo sida uu u shaqeeyo kastamku

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top