Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamad Ku Taalla Maraykanka Oo Amartay In Xabsi Lagu Sii Hayo Gabadh Basaasnimo Lagu Eedeeyay Oo Ruush Ah

focus

Maxkamad Ku Taalla Maraykanka Oo Amartay In Xabsi Lagu Sii Hayo Gabadh Basaasnimo Lagu Eedeeyay Oo Ruush Ah

(SLT-Washington)-Maxkamad ku taalla dalka Maraykanka ayaa amartay in haweenayda Ruushka u dhalatay ee lagu eedeeyay in ay basaasadda ahayd ay ku sii jirto xabsiga inta dacwad lagaga soo oogayo.

Gabadhan oo 29 jir ah ayaa u ol’olayn jirtay in dadku ay si sharci ah qoryo u haystaan.

Maria Butina ayaa sheegtay in aysan galin dambiyada lagu soo eedayay ee ah in ay u basaasaysay Ruushka, iyadoo qorshaynaysay in ay ku dhex milanto kooxo siyaasiyiin ah oo muxaafidka ah oo ay ka mid yihiin qolyaha qoryo haysashada sharciga ah u ol’oleeya.

Haddii lagu helo dambiyada loo haysto waxay mutaysan kartaa xasbsi dheer.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top