Connect with us

somalilandtoday.com

Dalka Mali Oo Qalliin Wadne Oo Naadir Ah Laga Fuliyay

focus

Dalka Mali Oo Qalliin Wadne Oo Naadir Ah Laga Fuliyay

(SLT-Mali)-Gabadh reer Mali ah oo lix jir ah ayaa noqotay qofkii u horreeyay ee isaga oo dalkaas ku sugan lagu sameeyo qaliin waddanaha dibadda la soo bixinayo.

Fanta Diarra ayaa horay qaliin loogaga sameeyay wadnaha iyada oo sabi ah.

Qalliinkeedan hadda ahna waxaa si wanaagsan ugu guulaystay dhakhaatiir reer Mali ah iyo kuwo Faransiiska u dhashay, waxaana qalliinka lagu fuliyay isbitaal ku yaalla Bamako oo lagu soo kordhiyay qayb cusub oo wadnaha carruurta qaabilsan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top