Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Lagu Canaantay Inay Ka Gaabisay Xalinta Colaadda Koonfurta Gobolka Sool

focus

DAAWO: Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Lagu Canaantay Inay Ka Gaabisay Xalinta Colaadda Koonfurta Gobolka Sool

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland ayaa xukuumadda taladda dalka heysa ku canaantay inay ka gaabisay xalinta shaqaaaqada labada beelood ee walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Dhumey ee koonfurta gobolka Sool, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top