(SLT-Muqdisho)-Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa hakiyey mashruuc ku saabsan horumairnta dadka reer guuraaga ah oo uu ka waday Soomaaliya kadib markii ay soo baxday in mashruucaas si xun loo musuq-maasuqay.
Dawladda Soomaaliya waxay isku dayday inay wax ka qabato walaaca bankiga islaamka iyadoo xabsiga u taxaabtay sarkaalkii maamulayey mashruucaas.
Haddaba sidee ayey wax u dhaceen oo loo maamulay mashruucan? Waa mowduuca Barnaamijka Galka Baadhista, waxaana soo jeedinay Haaruun Macruuf, Halkan hoose ka DAAWO