Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Wakiillada Iyo XubnoWasiirro Oo Saaka Ku Waaberiistay Gobolka Sool Iyo Ujeedada Socdaalkooda+ SAWIRRO

focus

Guddoomiyaha Wakiillada Iyo XubnoWasiirro Oo Saaka Ku Waaberiistay Gobolka Sool Iyo Ujeedada Socdaalkooda+ SAWIRRO

Laascaanood (Somalilandtoday)- Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Mundane Madame Kaahin Ahmed Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa Saaka Soo Gaadhay Xarunta Gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood.

Waftidan Uu Hogaaminayo wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Ayaa ka Kooban wasiirka wasaarada waxbarashada iyo sayniska,Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax , iyo Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Boliska Gen. cabdiraxmaan Liibaan Fooxle.

Waftidan Ayaa fiidnimadii shalay kasoo anbo baxay Magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland,
Waftidan ayaa ujeedada socdaalkoodu daaran yahay nabadaynta beelaha walaalaha ah ee dhawaan dagaalku ku dhex maray deegaano kamida gobolka sool.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top