Connect with us

somalilandtoday.com

Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland Iyo Ku-xigeenkiisa

focus

Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland Iyo Ku-xigeenkiisa

(SLT-Garoowe)-Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xaaji (Camey) ayaa sheegay in uu ka soo horjeedo qodobbada qaar ee ka soo baxay shirkii madaxda maamul goboleedyada ee Kismaayo, gaar ahaan arrinta hakinta wada shaqeynta dowladda federaalka ee ay maamulladu ku dhawaaqeen.

Waxaa kale uu sheegay in qodobbada laga soo saaray shirka ay u muuqdeen in lagu deg degay, oo aan wada tashi lagala yeelan isaga, waxaanu khilaaf xooggan soo kala dhex-galay isaga iyo madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top