Connect with us

somalilandtoday.com

Arinta Caare … Hassan Sh.Hussein Omar

Articles

Arinta Caare … Hassan Sh.Hussein Omar

Waxaan salaamayaa marka hore HADHWANAAG NEWS Iyo dhammaan dadka ku xidhan.
Hadaan usoo noqdo Arinta ninkan CAARE.
Waxaan aad ula yaaba dadka SIYAASIIN IYO CUQAALBA
leh ee ku andacoo naayaa caare ha lasoo baryo.
Nin ka falaagoobay CIIDANKII QARANKA .Una tagay CABDI WALI GAAS OO SHALAY LAHAA .


Niman kan wuxuuxda ah ee somaali diidka ah waxay ku soo duuleen diinteena iyo dhaqan keena.
Hadaba REER SOMALILANDOW IDINKA HAN IDIN WAYDIIYO SU,AASHA? Nin ka hoostagay ninkaa qorigii
Qaranka Somaliland siiyayna ku soo jeediyey CIIDANKA QARANKA OO XAALAD DAGAAL KU JIRA .Waliba jid gooyo u sameeyay AMBULANCE KII dumarka degaabkii sa ee umulaayey lagu qaadaayey .Caqligii fayow marnaba
Ma

taageeraayo kasoo kale.Hadii uu BUURAHA SANAAG
KU Jiri LAHAA Waxaan odhan lahaa halala hadlo oo lakiin
Xadkii buu ka talaabay wuxuu u tagay RAG DAGAAL INAGA DHEXEEYO ISAGOO CIIDANA U DHAARTAY MAANTOO KALE DURUUF KASTA HA KU JIREE INUU DIFAACO QARANKIISA.
Waxaan leeyahay.
NINKUU DAYDAY KAG A DHACAY DAD I NTUU U
XILAN JIRAY NOLOSHII SU DUUG MALEH
ABWAAN HADRAAWI
Dadka u taagee raya C A A R E REER ahaan waxaan leeyahay SOMALILAND WAA ISU REER MIDNIMO I YO W WADDA JIR BAY KU GAADHI DOONTAA HALKA AAN
HIIG SANAYNO.

WA BILLAAHI TOWFIIQ

HASSAN SH.HUSSEIN OMAR
FRANCE
hassan960@hotmail.fr

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top