Connect with us

somalilandtoday.com

Rayi Caamka Bulshada Somaliland Oo La Yaab Ka Muujiyay Hadalkii Agaasimaha Madaxtooyadu Kaga Tiraabay Qalinjabintii Jaamacadda Burco .

focus

Rayi Caamka Bulshada Somaliland Oo La Yaab Ka Muujiyay Hadalkii Agaasimaha Madaxtooyadu Kaga Tiraabay Qalinjabintii Jaamacadda Burco .

(SLT-Burco) Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile oo ka qaybgalay xaflad Jaamacada Burco u qabatay arday ka qalinjabisay dufcado kala duwan, ayaa hadal uu goobta ka jeediyay oo Nuxurkiisu aha inay ardaydu tacabirtu qolqol joognimadana lagu hadho wuxuu layaab ku keenay badi rayi caamka bulshada Somaliland.

Baraha bulshadu ku kulanto oo siwayn looga doodat weedhahaas ayay dadbani dhaliil ugu soo jeediyeen Agaasimaha oo Xukuumadda ka wakiil aha.

Somalilandtoday/Buroco/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top