Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Hambalyo U Diraya Ardayda Jaamacada Burco Maanta Ka Qalin-Jabiyey

focus

Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Hambalyo U Diraya Ardayda Jaamacada Burco Maanta Ka Qalin-Jabiyey

Waxan Hambalyo u dirayaa Ardaydii ka qalin  jabiyey (Veterinary,ICT,Community Development,And Education)  Maanta  oo ay taarikhdu ahayd 06/09/2018 Jaamacada ‪ Burco ee dalka Somaliland

Waa  maalintiini  Farxada ardayda jaamacada Burco  ,Waxad  soo marteen jid dheer waaanad  usoo samirten  . Waxaanad  maanta soo gaadhen  maalinti  farxada Alxamdu Lilaah,

waxaan  mahadnaq balaadhan u jeedinaya  Maamulka Jamacada Burco  iyo Macallimiinta iyo Waalidintooda   oo ay uga mahadcelinaayo   sidii hagar la’aanta ahayd ee ay ugu soo tabceen ardayda  muddadii ay waxbaranayeen , Dadka iyo dalka iyo Gobolkina ayaa wax u barateen oo  idiin baahan.annaguna waa idinku faanayna waa idin garab taganahay.

Alla Mahadleh

Xildhibaan Mubaarik Yusuf(Bidhi)

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top