Connect with us

somalilandtoday.com

Dagaal U Dhexeeya Laba Beelood Oo Saaka Ka Bilaamay Gobolka Sool

focus

Dagaal U Dhexeeya Laba Beelood Oo Saaka Ka Bilaamay Gobolka Sool

(SLT-Laascaanood)-Dagaal u dhexeeya laba Beelood ayaa saaka ka bilaamay deegaanka Dhumay ee Koonfurta gobolka Sool. Waxana jira dhimasho iyo dhaawac.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in labada Malleeshiyo ay isu adeegsanayaan hub culus.

Dagaal ayaa qarxay kadib markii nin lagu dilay deegaankaasi xalay.

Labadan Beelood ayaa dhawr goor oo horre ku dagaalamay deegaankan iyo meelo kale.

Goor halkan kala soco warkan oo faah-faahsan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top