Connect with us

somalilandtoday.com

Dablay Hubaysan Oo Xalay Fiidkii Gaadhi Shirkadda OOMAAR Leedahay Ka Afduubtay Bariga Magaalada Hargeysa Iyo Ciidamada Bilayska Somaliland Oo Gurmad Ka Galay

focus

Dablay Hubaysan Oo Xalay Fiidkii Gaadhi Shirkadda OOMAAR Leedahay Ka Afduubtay Bariga Magaalada Hargeysa Iyo Ciidamada Bilayska Somaliland Oo Gurmad Ka Galay

(SLT-Hargeysa)-Gaadhi Waaraad ah oo ay Lahayd Shirkadda Ganacsiga ee OOMAAR Company (OMINCO) oo badeecad xamuul ah u qaadayay Magaalada Burco kana baxayay Magaalada Hargeysa ayaa xalay Fiidkii Abbaaro Salaaddii Maqrib kadib waxa koox dablay ah oo hubaysani ay ka afduubteen Agagaarka Huteel KAAH, Xaafadda New Hargeysa ee  Magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top