Connect with us

somalilandtoday.com

Warsaafadeed Soo Ka Baxay Odayaasha Musdambeedka Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Deggen, Carriga Ingiriiska

Articles

Warsaafadeed Soo Ka Baxay Odayaasha Musdambeedka Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Deggen, Carriga Ingiriiska

Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah barakatuh.


warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo khuseeya ilaalinta nabadda iyo xaqa muwaadinka reer Somaland meel kaska oo uu joogo ama ay joogto.

Hal ku dhiggaas waxaanu u soo qaadannay waa labada qodob ee ay ku heshiiyeen shacabka ku abtirsada reer Somaliland una samaysteen hoggaan u ilaaliya sharciga ka duulya qadobbaas labada ah una baahanyihiin hoggaan u dhawra oo aan kala qaybin kuna dhaqmin qabyaalad aan meel durugsan lagu gaadhayn beel la qabiil ah iyo mid aan la qabiil ahayn toona aan dani ugu jirin horumar la taaban karana lagu gaadhayn waxa laga dhaxlana tahay uun dhib joogto iyo dalka dhutiya
Kursiga dalka looga taliya talo ilaahay ayaa leh wuxuu leeyahay afar rukun kuma fadhisan karo madaxawaynuhu kursi laba rukun oo keliya leh wuxu khatar ugu jira in uu la dhaco

ha la badiyo cabsida ilaahay ee nafaheennu gacantiisa ku jiraan ee aan laga baxsan karin isku day in aad khaatumdaada khayr ku khatinto ha dhibin muwaadinka aad dalka wada leedihiin kla dhowaso mid cidkasta oo aan reer Somaliland ahayn ha kgu mudnaato ciiddaadu

Deeq Cabdi Digale

digale53@hotmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top