Connect with us

somalilandtoday.com

Af-hayeenka Jabhada Caarre Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Xukuumadda Madaxweyne Biixi, Kuna Gacansaydhay Wada-Hadallo Nabadeed Oo Ay Ku Baaqday

focus

Af-hayeenka Jabhada Caarre Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Xukuumadda Madaxweyne Biixi, Kuna Gacansaydhay Wada-Hadallo Nabadeed Oo Ay Ku Baaqday

(SLT-Hargeysa)-Maxamed Xasan Cabdilaahi oo ku magac dheer (Boqor Naahi) oo ah afhayeenka jabhad uu hoggaamiye Korneyl Siciid Cawil Caarre ayaa waxa uu jabhaddaasi ka difaacay eedaymo ay shalay xukuumadda Somaliland u jeedisay. Afhayeenku waxa uu sidoo kale sheeg in aanay waxba ka jirin wararka sheegay in dhawaan ay weerareen ciidamo Puntland ah, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top