Connect with us

somalilandtoday.com

Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda Saadaasha Hawada Itoobiya Oo Xabsiga Ladhigay

focus

Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda Saadaasha Hawada Itoobiya Oo Xabsiga Ladhigay

(SLT-Addis Ababa)-Wararka ka imanaya Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka booliska federal Itoobiya xabsiga u taxaabay 9 sarkaal oo ka tirsan hay’adda maamusha hawada Itoobiya oo maalmahan shaqo joojin ku jiray.

27-kii bishii dhammaatay ee August waxaa shaqo joojin ay mushahaar yari iyo daryeel xumo kaga cabanayaan bilaabay shaqaalaha hay’adda maamusha hawada Itoobiya.

Faahfaahin dheeriya oo intaasi ka badan ma jirto oo laga hayo shaqaalahani xabsiga loo taxaabay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top