Connect with us

somalilandtoday.com

Shaqaalihii Saldhigga Millatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Dhisanayo Magaaalada Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay

focus

Shaqaalihii Saldhigga Millatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Dhisanayo Magaaalada Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay

(SLT-Berbera)-Lix nin oo shan kamid ah yihiin ajaanib u dhalatay dalka Pakistan isla markaana kamid ahaa shaqaalaha dhisaya saldhigga millatari ee Imaaraadka Carabtu ka dhisanayo magaaalada Berbera ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii lagu soo eedeeyay ugaadhsi sharci darro ah gaar ahaan waxaa la sheegay in ay ugaadhsanayeen Xayawaanka Deerada, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top