Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Xildhibaannada Golaha Guurtida Oo Fashiliyay Xeer Ka Hor-Imanaya Diinta Islaamka Oo Uu Madaxweyne Muuse Biixi Dhaqan-Galiyay

focus

DAAWO: Xildhibaannada Golaha Guurtida Oo Fashiliyay Xeer Ka Hor-Imanaya Diinta Islaamka Oo Uu Madaxweyne Muuse Biixi Dhaqan-Galiyay

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaannada golaha guurtida ayaa si adag uga hor-yimid Wareegto uu madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku Dhaqan-galiyay Xeerka Kufsiga iyo Xadgudubyada Jinsiga oo ay sheegeen in uu ka hor-imanayo diinta islaamka, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top