Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Soo Gaadhay Muqdisho

focus

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Soo Gaadhay Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Magaalada Muqdisho waxaa Goor dhawayd soo gaadhay madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku dhowaad Laba sanno ka maqnaa dalka Soomaaliya.

Waxaa soo dhoweyn ballaadhan loogu sameeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne hore Xasan Sheekh ayaa goor dhow waxa uu saxaafadda kula hadli doonaa qeybta VIP-da ee garoonka Aadan Cadde.

Somalilandtoday/Muqdisho/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top