Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirradii Lagu Qabtay Hargeysa Ee Ka Tirsanaa Maamulkii Cabdi Iley Oo Lagu Xidhay Magaalada Jigjiga

focus

Wasiirradii Lagu Qabtay Hargeysa Ee Ka Tirsanaa Maamulkii Cabdi Iley Oo Lagu Xidhay Magaalada Jigjiga

(SLT-Jigjiga)-Maamulka magaalada Jigjiga, ayaa xabsiga la dhigay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar.

Xubnaha la xidhay waxaa ku jira labo wasiir oo hore loogu xidhay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland xilli ay doonayeen inay baxsadaan, waxaana kamid ah Cabdi Jamaal Axmed, Wasiirkii Caddaaladda iyo Ibraahim Aadan Mahad Wasiirkii waxbarashada dowlad deegaanka.

Wararka kale ee oo aanu heleyno ayaa sheegaya in xubnaha la xidhay ay ku jiraan Cumar Maxamed Rooti iyo Deeq Buraale oo loo yaqaanay Labo Go’le, oo kamid ahaa baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top