Connect with us

somalilandtoday.com

Kacdoon Kale Oo Ka Bilaamay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya + Dhaawacyada Iyo Maydadka Dadkii Oramadu Xasuuqday Oo La Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Jigjiga+ Wararkii Ugu Dambeeyay

focus

Kacdoon Kale Oo Ka Bilaamay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya + Dhaawacyada Iyo Maydadka Dadkii Oramadu Xasuuqday Oo La Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Jigjiga+ Wararkii Ugu Dambeeyay

(SLT-Jigjiga)-Meydadka dadkii la dilay oo la keenay magaalada Jig Jiga ayaa waxaa ka dhashay dareen shacab oo aad u xoog badan, iyada oo boqolaal qof oo isugu soo baxay isbitaalka hortiisa ay xidheen weer cas, islamarkaasna ay diideen in meydadkii la aaso illaa laga soo qabanayo dadkii dilka fuliyay, Halkan hoose ka DAAWO

 

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top