Connect with us

somalilandtoday.com

Afhayeenka Yurub Ee Xisbiga Waddani Qasim A Saleebaan Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Ahmed Siciid Bootaan.

Articles

Afhayeenka Yurub Ee Xisbiga Waddani Qasim A Saleebaan Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Ahmed Siciid Bootaan.

Anigoo ku hadlaya, Afka Xisbiga Waddani ee Qaarada Yurub, Waxaanu halkan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyskii, Qaraabadii, Taageerayaasha Xisbiga Waddani & Dhamaanba Saaxiibadii uu ka baxay Marxuum Ahmed Siciid Bootaan oo Shil-gaadhi ugu geeriyooday Gobolka Sanaag.


Inaan-lillahi Wa-inaa-illeyhi Raajicuun “Eebaa ina Abuuray, Waana loo noqonayaa”; Marxuumka waxaan illahay uga baryeynaa Dembi-dhaaf iyo Inuu Janooyinkiisa Macaan uga dhigo Hoy uu ku nasto “Aamiin”.

Afhayeenka Yurub
Xisbiga Waddani
Qasim A Saleebaan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top