(SLT-Hargeysa)-Ganacsade Mujaahid Faarax Cawil Madoobe oo ay weheliyaan qaar ka mid ah dadka ay isku deegaanka yihiin ayaa si weyn uga cabasho uga muujiyay cadaalad-darrada ay sheegeen inay ka kalmeen Somaliland waxaanay wacad ku mareen inay xidhi doonaan wadada Ceerigaabo oo ku leeyihiin lacag dayn ah, Halkan hoose ka DAAWO