Connect with us

somalilandtoday.com

Ururka ONLF Oo Si Buuxda Taageeray Madaxweynaha Cusub Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

focus

Ururka ONLF Oo Si Buuxda Taageeray Madaxweynaha Cusub Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

(SLT-Addis Ababa)-Ururka ONLF ayaa sheegay in xubno ka tirsani ay magaalada Addis Ababa kula kulmeen madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar.

Ururka ONLF ayaa sheegay shalay inay si buuxda ula shaqaynayaan madaxweynaha cusub waxayse ka digeen faragelin dawladda dhexe ee Itoobiya ku samayso arrimaha Gobolka, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top