Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Puntland Oo Kafaalo Qaaday Kharashka Ku Baxaya Xaaladda Caafimaad Ex-Wasiir Cali Sandule Oo Hargeysa Ku Xannuunsanaya Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Afka Ka Xidhatay

advertise

Madaxweynaha Puntland Oo Kafaalo Qaaday Kharashka Ku Baxaya Xaaladda Caafimaad Ex-Wasiir Cali Sandule Oo Hargeysa Ku Xannuunsanaya Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Afka Ka Xidhatay

(SLT-Garoowe)-Wasiir ku-xigeenkii hore ee maaliyadda Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan), ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland kafaalo qaadayo qarashka ku baxaya xaaladda caafimaad ee siyaasi Cali Sandulle oo Hargeysa ku xannuunsanaya.

Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan), ayaa ehelada Sandulle ugu baaqay in ay u soo qaadaan Garoowe si dhakhtar dabadeed loogu qalqaaliyo, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top