Connect with us

somalilandtoday.com

Gaadhi Ambalaas Ah oo Lagu Afduubay Gobolka Sanaag.

focus

Gaadhi Ambalaas Ah oo Lagu Afduubay Gobolka Sanaag.

(SLT-Ceerigaabo)-Sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaya gobolka Sanaag, waxa degmada Ceerigaabo laga afduubay gaadhi Ambulance ah oo ay lahayd degmada Xiis oo ka tirsan gobolkaasi Sanaag.

Gaadhigan waxa afduubay kooxda uu hogaaminayo Kornayl Caare oo jabhadayn ka bilawday gobolka Sanaag, iyagoo la magac baxay ciidamada dib u xoraynta Somaliland.

Xukuumadda Somaliland illaa hadda kama ay hadal afduubkan ay kooxdani gaysatay sidoo kalena ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Sanaag.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top