Connect with us

somalilandtoday.com

Askar U Dhashay Dalka Kenya Oo Al-shabaab Laysay Oo Aas Loo Sameeyay

focus

Askar U Dhashay Dalka Kenya Oo Al-shabaab Laysay Oo Aas Loo Sameeyay

(SLT-Lamu)-Deegaanka Lamu oo ku yaala Kenya waxa lagu qabtay aaska askar ay dhawaan laayeen xarakada Al shabaab. Askartan aaska loo sameeyey ayaa tiradoodu gaadheysaa 5 askari.

8-dii bishan ayaya ahayd markii ay Al shabaab askartan Kenyanka ah weerar ku soo qaadeen kadibna laayeen.

Taliyaha ciidanka difaaca Kenya Gen Robert Kibochi, oo ka hadlay goobta aaska ayaa tacsi u diray qoyska uu ka baxay, waxaana uu askariga ku tilmaamay nin dhallinyaro ahaa oo geesi ahaa islamarkaana ay u dheereyd howlkalnimo.

Kabilo Cheserem, oo ah hooyada dhashay askarigaas ayaa sheegtay in ay ka naxday geeridiisa,waxaa ay ku tilmaantay wiilkeeda mid saaxiib lahaa,islamarkaana rajo badan kulahaa mustaqbalka qoyskooda.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top