Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Cirro Oo Hambalyo U Diray Bulshada Somaliland Munasibaadda Ciidul Adaxda Awgeed

focus

Guddoomiye Cirro Oo Hambalyo U Diray Bulshada Somaliland Munasibaadda Ciidul Adaxda Awgeed

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), wuxuu guud ahaanba shucuubta Muslimiinta ah, gaar ahnaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ugu hambalyeynayaa munaasibadda Cidal-adxa, Waxaan shuucubta islaamka alle uga baryeyaa inuu sannadkan sannadkiisa ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo bash-bash.”

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa sidoo kale si gaara hambalyo ugu dirayaa Ciiddammada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, xaasaskooda, caruurtooda iyo weliba shaqaale-weynaha, iyo guud ahaan-ba shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay kala joogaan gudo iyo dibad-ba, isagoo ku hambalyeynaya munaasabada qiima badan ee ciidan Ad-xada Awgeed, waxaanu u rajaynaya inay ku ciidaan caf iyo caafimaad .

Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Cirro, waxa umadda reer Somaliland ku hambalyeynayaa munsabaada qiimo badan ee Ciidal Adxada,waxaanu illaahay uga beryayaa inuu nabad iyo caafimaad qab ku gaadhso ciidan ciideeda bulshada reer Somaliland iyo barwaaqo

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top