Connect with us

somalilandtoday.com

Dacwadaha Loo Haysto Madaxweynihii Hore Koonfur Afrika Jacob Zuma

focus

Dacwadaha Loo Haysto Madaxweynihii Hore Koonfur Afrika Jacob Zuma

(SLT-Koonfur Afrika)-Baadhitaan guud oo ay dadweynuhu ka qayb qaadanayaan ayaa ka bilowday dalka Koonfur Afrika kaas oo ku aaddan musuqmaasuqa lagu eedeeyey Madaxweynihii hore Jacob Zuma.

Baaritaanka ayaa lagu eegayaa musuqmaasuq siyaasadaysan, kaas oo qoyska hodanka ah ee Gupta lagu eedeeyey in ay galaangal ku lahaayeen go’aanada siyaasadeed ee dalka oo ay kamid tahay soo magacaabista xubnaha wasiirada.

Eedaymaha la xidhiidha ku takrifal awooweed iyo xatooyo hanti dadweyne ayaa hareeyey madaxtinimadii Mr Zuma kahor intii aan lagu khasbin in uu is casilo bishii Febraayo ee sanadkan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top