Connect with us

somalilandtoday.com

Baadariga Ugu Wayn Mad-Habta Roman Catholic-ga Oo Cambaareeyey Fara Xumaynta Carruurta

focus

Baadariga Ugu Wayn Mad-Habta Roman Catholic-ga Oo Cambaareeyey Fara Xumaynta Carruurta

(SLT-Rome)-Baadariga ugu wayn mad-habta Roman Catholic-ga, Pope Francis, ayaa warqad aan horay loo arag oo uu u diray bulshada aaminsan mad-habtaas ku cambaareeyey fadeexooyinka la xiriira fara xumaynta caruurta iyo baadariyada gabbaadka ka dhigta kaniisadda.

Baaritaan xaqiiqo raadin ah ayaa lagu ogaaday in ka badan 1,000 dambi oo yaryar oo ay adag tahay in la ogaado ay gaysteen ilaa 300 oo baadari oo ku sugan dalka Maraykanka, halka kumanaan ka badan dambiyadaas la rumaysan yahay in dad badan ay u horseedeen in ay noqdaan dhibbaneyaal.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top