(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Somaliland ayaa si adag uga jawaabay hadallo ka soo yeedhay guddiga difaaca Puntland kuwaasi oo sheegay in ay dagaal ku soo qaadayaan Somaliland isla markaasina ay dib u qabsan doonaan gobolka Sool, Halkan hoose ka DAAWO