Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Ummadda Islaamkaba ku Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxada Awgeed

focus

Madaxweyne Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Ummadda Islaamkaba ku Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxada Awgeed

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaanna shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey munaasabadda ciidul-adxada oo habeenka caawa ah ku beegan.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu guud ahaan shucuubta Islaamka Eebbe uga baryey inuu sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo Bash-bash iyo barwaaqo, isaga oo xujayda sanadkan ku hawlan gudashada waajibaadka Xajkana u rajeeyey inuu Ilaahay ka aqbalo cibaadada iyo camalka Suubban, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top