Connect with us

somalilandtoday.com

“Ciidanka Somaliland Wali May Gaadhin Xuduuda Rasmiga Ah Ee….” Somaliland Oo Ka Jawaabtay Colaada Ay Puntland Ku Dhawaaqday

focus

“Ciidanka Somaliland Wali May Gaadhin Xuduuda Rasmiga Ah Ee….” Somaliland Oo Ka Jawaabtay Colaada Ay Puntland Ku Dhawaaqday

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda gaashaandhigga Somaliland, ayaa war qoraala ka soo saartay baaqa colaadeed ee ay saa saareen guddida difaaca maamulka Puntland oo Axaddii shalay markale dagaal iclaamiyay.

Warka, waxaa lagu sheegay in Somaliland ay hore u aqbashay dhammaan go’aammadii urur goboleedka IGAD, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Soomaaliya, hase ahaatee ay taa beddelkeeda Puntland jebisay qodobadaasi.

Halkan hoose ka akhriso warkan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top