focus Madaxweynaha Soomaaliya Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Jabuuti Oo Hore Uga Cadhootay Safarkiisii Eratariya Iyo Nuxurka Kulan Dhex-maray Madaxweyne Geelle ByWariye Published on August 16, 2018 Share Tweet (SLT-Jabuuti)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha oo si heersare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Jabuuti ayaa qasriga madaxtooyada dalkaas wadahadallo kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Halkan hoose ka DAAWO Continue Reading Advertisement You may also like... Related Topics: