Connect with us

somalilandtoday.com

Maxaabiis Ku Xidhan Xabsiga Hargeysa Oo Cuntada Ka Sooman Muddo 2 Toddobaad Ah Iyo Xaaladda Oo Laga Dayrinayo

focus

Maxaabiis Ku Xidhan Xabsiga Hargeysa Oo Cuntada Ka Sooman Muddo 2 Toddobaad Ah Iyo Xaaladda Oo Laga Dayrinayo

(SLT-Hargeysa)-Xarunta xuquuqal insaanka ee Somaliland ayaa ka hadashay xaaladda sagaal maxbuus oo ay sheegeen inay ku xidhan yihiin xabsiga dhexe ee magaalaada Hargeysa kuwaas oo dhawaan cuntada ka soomay.

Maxaabiistan oo ku xukuman falal la xidhiidha argagixisnimo ayay xaruntu sheegtay inay xaaladdooda ka walaacsan tahay oo aad u liidato.

Idaacadda VOA-da ayaa xaalada maxabiistan ka waraystay guddoomiyaha xaruntan Guuleed Axmed Jaamac (Guuleed Dafac), Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top