Connect with us

somalilandtoday.com

Wefti Ka Socda Itoobiya Oo Gaadhay Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkooda

focus

Wefti Ka Socda Itoobiya Oo Gaadhay Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkooda

(SLT-Jabuuti)-Wefti ka socda dowladda Itoobiya ayaa gaadhay dalka Jabuuti, waxayna wasiirka arimaha dibedda ee dalka Jabuuti ay kala hadleen xaaladaha qurba-joogta Itoobiyaanka ah ee halkaa ku nool halkaasi iyo sidii loo sugi lahaa ammaankooda.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa ka dib markii dhawaan rabshadihii ka dhacay magaalada Dhirdhaba ee dalka Itoobiya ay ku dhinteen dad Jabuutiyaan ah, taasoo dhalisay cabsi ah in aargoorsi lagula kaco dadka Itoobiyaanka ah ee ku sugan waddanka Jabuuti.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top