Connect with us

somalilandtoday.com

Askar Liyuu Booliis Ah Oo Laysay 31 Qof Oo Oromo Ah

focus

Askar Liyuu Booliis Ah Oo Laysay 31 Qof Oo Oromo Ah

(SLT-Jigjiga)-Masuul ka tirsan Dawlad goboleedka Oromada ayaa sheegay in 31 ruux oo Oromo ah la dilay ka dib markii ciidammada gaarka ah ee deegaanka Soomaalida ee Liyuu Booliis ay rasaas ku fureen dad shacab ah subaxnimadii Axadda.

Arrintaas ayaa ka dhacday xadka gobolka Oromada iyo Soomaalida.

Dadka dhintay waxaa ku jira carruur iyo ciroole, shan ka mid ahna waxaa lagu sheegay dumar.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka ciidammada Liyuu Booliiska ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top