Connect with us

somalilandtoday.com

Ha’yadda Duulista Iyo Madaarada Somaliland Oo Dib Ula Wareegtay Ammaanka Iyo Barkinka Ee Madaarka Hargeysa

focus

Ha’yadda Duulista Iyo Madaarada Somaliland Oo Dib Ula Wareegtay Ammaanka Iyo Barkinka Ee Madaarka Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Ha’yadda Duulista iyo Madaarada Somaliland ayaa la wareegtay dhammaan shaqaalaha ammaanka iyo waaxda goobaha gadiidka la dhigo ee loo yaqaan barkinka ee Madaarka Hargeysa oo hore ay gacanta ugu hayeen Shirkadaha SRM iyo Epass.

Shaqaalaha ayaa la hoos geeyey xafiiska agaasimaha waaxda amnigga ee Hay’adda duulista iyo Madaarada.

Halkan hoose ka akhriso wareegto ka soo baxday xafiiska maareeyaha guud ee hay’adda madaaradda iyo duulista Somaliland Duuliye sare Cabdi Maxamed Rodal

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top