Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Waan Dagaalamaynaa Jabhad Ayaanu Samaynaynaa..” Beel Degta Inta Badan Gobollada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Shir Aayo Ka Tashi Oo Ka Dhan Ah Somaliland, Hanjabaad Culus Dirtay

English

DAAWO: “Waan Dagaalamaynaa Jabhad Ayaanu Samaynaynaa..” Beel Degta Inta Badan Gobollada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Shir Aayo Ka Tashi Oo Ka Dhan Ah Somaliland, Hanjabaad Culus Dirtay

(SLT-Hargeysa)-Madax-dhaqameedka Beesha Madhibaan (Gabooye) ayaa maanta ku dhawaaqay shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan doonan.

Sidoo kale Madax-dhaqameedkan ayaa waxaa ay ku hanjabeen inay sameysan doonan jabhad dagaalanta ka dib markii sida ay hadalka u dhigeen ay Somaliland ka wayeen xaqii ay ku lahayeen, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in English

To Top