Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Dhaartaas Aynu Ku Dhaqanno, Waxa Inoo Ballan Ah…” Madaxweyne Biixi Oo La Dardaarmay Mas’uuliyiin Maanta Hor-Tiisa Lagu Dhaariyay

focus

DAAWO: “Dhaartaas Aynu Ku Dhaqanno, Waxa Inoo Ballan Ah…” Madaxweyne Biixi Oo La Dardaarmay Mas’uuliyiin Maanta Hor-Tiisa Lagu Dhaariyay

(SLT-Hargeysa)-Xubnaha guddida heer qaran ee Xuquuqal Insaanka qaranka, ayaa maanta si rasmi ah loo mariyey dhaarta dastuuriga ah, waxaana madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey guddoomiyaha maxkamadda sare, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top