Connect with us

somalilandtoday.com

Axmed Shide Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya

focus

Axmed Shide Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya

(SLT-Jigjiga)-Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsinta ee Itoobiya ayaa goor dhow loo Magacaabay Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya.

Go’aanka ayaa kasoo baxay Shir Maalmihi udanbeeyay kasocday Magaalada Adis ababa.

Xilka Gudoomiyaha XDSHSI waxa hore u haayay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihi hore ee hore ee dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top