Connect with us

somalilandtoday.com

LAGU DOORAYE MAXAAD QABATAY ?? QAYBTII KOOWAAD.

Articles

LAGU DOORAYE MAXAAD QABATAY ?? QAYBTII KOOWAAD.

Waxa hubaal ah in laga dayriyay xildhibaanada golaha degaan dalka waliba daddka aqoonta u leh ee falaqeeya siyaasada degaanka ama degmooyinka dalka , Waxay inta badan isku raaceen inay xildhibaanada degaanku doorkay lahayeen aanay dalka ama.degmooyinkay ay maamulaan waxba tarin, maayirada lagu soo eedeyay musuq maasuqa waaxay yihiin ,

1=Abdiraxmaan solteelko

2=abdishakuur Cidin

3= maxamed amen

4= Maxamed muraad

Dib u fiiri bal shalayto maxay hanti haysteen manta nin waliba wuxuu haysa lacag ku filan iyo waliba Guryaha magalada ugu quruxda badan ayaa lagu odhaya way leeyihiin , Waxa kabadaran hadaa magalada ka yar baxdo xildhibaan hebel ayaa dhulkaas leh lagu odhaya , Hadaba waxa iswaydiin mudan maxay shacabku ka baranayaan xildhibaanadi degaanka ee wakhtiga yari u hadhsanyahay , Ee waliba ku xaragoonaya hantida uma masuuliyada loga dhigay , Ku darso hadaa dhahdo hore uma lahayne halka ka geeentay aniga waa lahaa bay ku dhahayaan , Qof waliba camalku dunida dusheeda ka shaqaysto ayaa akhirana loo xisabinaya Islanta yar ee xabuubta ku iibinaysa ee malin walba lacag laga qadayo ee hadana waxab logu qabanayn alle ayaa ka abaal marinaya ragga sida xun ugu tagri falay danyarta yar ee lacagta ka guraya hadana waxba ugu qabanayn hadana, BULSHADA somalilanda waxa kula talin lahaa waliba dhalinyarada jecel isbadalka maha isbadalku xukuumada sare ee waa maamulka degankaga inay daacad ku ahaadaan , Ee haday wado rabaan inay dhigaan ku dhahaya %40 bixi bal waa suaale sanadi cashuur inte leeg bay qaadaan , Waxa Bulshada kula talin lahaa degmooyinka gobolada inay marka hore soo xushaan nin aduun u iman ee magac inu ka helo u imaday , Hadaa lkn ninka kugu tuugsan soo xulato waxba hadhaw ha odhan madaxwayne naga badal golaha degaanka soo dooranay waxba way qaban wayeene , Hada rabtaan degmooyinka dalku inay han qadaan waa inay marka hore siwacan losoo xulaa oo hadhaw nin ugu mudakarsan xildhibaan laga dhiga sidu uga soo dhex baxo maayir dalka iyo dadkuba tabaan.

 

W/Q: Mustafe Boqolle

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top