Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirba Maad Ahaateen

Articles

Wasiirba Maad Ahaateen

Saaxiib waxa kasii daran oo aanu ogayn wasiirnimadan Uu hayo ninkii lahaa unuu GANARAAL CAARE yahay

8 /8 / 18

Keene iyo kordhiye

Keene .waaryaa kordhiye saaxiib wixii wasiirkii ku dhacay

Ma arkaysay waxa lagu yidhi haddii taariikhda dib loo raaco

Wasiirba maad ahaateen (.waa gaashaan-dhiggee )

Kordhiye. Saaxiib waxa kasii daran oo aanu ogayn wasiirnimadan
Uu hayo ninkii lahaa unuu GANARAAL CAARE yahay

Sabatata ay S/LAAN oo dhami oo CAARANA ka mid yahay

Ay mucaaridka utahay ee ay udiidantahay wixii ay shalay

Ka dagaalantay inay manta mid ka xumi ka socoto

Immikana haddii lays maqli waayo maskaxdii afrikaanka

La yeesho waxa hubaala inay wada CAARE noqon

Hadhaw yaan la odhan waxba nalooma sheegin

Guuleed liibaan snm1710@livecom

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top