Connect with us

somalilandtoday.com

Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Madaxtooyadda JSL Oo Is Casilay Eedaymo Culus-na U Jeediyay Xukuumadda Muuse Biixi

focus

Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Madaxtooyadda JSL Oo Is Casilay Eedaymo Culus-na U Jeediyay Xukuumadda Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Ambasadoor Cabdirisaaq Af-qaraf oo ka mid ahaan jiray saraakiisha Hab Maamuuska Madaxtooyadda Somaliland ayaa galabta Shaaciyay in uu xilkaasi iska casilay.

Iscasilaadiisa ayuu u sibbir saaray ka dib markii sida uu sheegay uu arkay nidaam xumo ioy habacsanaan ka jirta Madaxtooyadda Somaliland.

“Waxa aan maanta doonayaa in aan halkan ka cadeeyo in aan iska casilay xilkii aan ka hayay Waaxda Hab Maamuuska Madaxtooyadda Somaliland, waxaanay iscasilaadaydu ay timid markii aan arkay nidaam xumo ka jirta madaxtooyadda.

Waxaana runtii igu adkaatay in aan halkaasi ka sii shaqeeyo, waxaana igala soo kulmay caqabada badan, waxaanan u gudbiyay warqada shaqo ka tagistay madaxtooyadda.
Ambasadoor Cabdirisaaq Af-qaraf oo ka mid ahaan jiray saraakiisha Hab Maamuuska Madaxtooyadda Somaliland ayaa galabta Shaaciyay in uu xilkaasi iska casilay.

Iscasilaadiisa ayuu u sibbir saaray ka dib markii sida uu sheegay uu arkay nidaam xumo ioy habacsanaan ka jirta Madaxtooyadda Somaliland.

“Waxa aan maanta doonayaa in aan halkan ka cadeeyo in aan iska casilay xilkii aan ka hayay Waaxda Hab Maamuuska Madaxtooyadda Somaliland, waxaanay iscasilaadaydu ay timid markii aan arkay nidaam xumo ka jirta madaxtooyadda.

Waxaana runtii igu adkaatay in aan halkaasi ka sii shaqeeyo, waxaana igala soo kulmay caqabada badan, waxaanan u gudbiyay warqada shaqo ka tagistay madaxtooyadda, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top