Connect with us

somalilandtoday.com

Kooxo Hubeysan Oo Xalay Boosaaso Ku Dilay Maareeye Ku-Xigeenka Shirkadda Isgaarsiinta Ee Golis

focus

Kooxo Hubeysan Oo Xalay Boosaaso Ku Dilay Maareeye Ku-Xigeenka Shirkadda Isgaarsiinta Ee Golis

(SLT-Boosaaso)-Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Boosaaso ku dilay Maareeye ku-xigeenkii Shirkadda Isgaarsiinta Golis Cabdillaahi Cali Cumar.

Marxuumka ayaa la dilay xilli uu ka soo baxay salaadii cishaha masaajidka Rowda ee magaalada Boosaaso, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top