Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Qaabkii Loo Xidhay Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Suldaan Cabdullaahi Bashiir Oo Sheegay In La Jidh-dilay

focus

DAAWO: Qaabkii Loo Xidhay Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Suldaan Cabdullaahi Bashiir Oo Sheegay In La Jidh-dilay

(SLT-Jigjiga)-Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa ay ciidammada militariga federaalka ay u kaxeysteen dhinac magaalada Addis Ababa.

Suldaan Cabdullaahi Bashiir oo ka mid ah salaadiinta Soomaalida Itoobiya oo haatan ku suggan Jigjiga ayaa waxa uu sheegay in la jidh-dilay markii la xadhiyay Cabdi Maxamuud Cumar, Halkan hoose ka DAAWO qaabkii loo xidhay

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top