Connect with us

somalilandtoday.com

TOOS U DAAWO Madaxweyne Biixi Oo Gaadhay Magaalada Boorama Kana Qayb-galaya Xaflada Qalin-jabinta Jaamacadda Camuud Oo Socota

focus

TOOS U DAAWO Madaxweyne Biixi Oo Gaadhay Magaalada Boorama Kana Qayb-galaya Xaflada Qalin-jabinta Jaamacadda Camuud Oo Socota

(SLT-Boorama)-Madaxwayaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayay ayaa gaadhay magaalaa Boorama halkaasi oo uu kaga qeyb galaayo xaflad loo qabanaayo arday badan oo ka qalin-jabinaysa jaamacadda Camuud ee magaaada Boorama.

Halkan hoose toos uga DAAWO xaflada uu ka qayb-galay madaxweynuhu oo hadda ka socota hoolka Jaamacadda Camuud

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top