Connect with us

somalilandtoday.com

Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa + SAWIRRO

focus

Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa + SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Ugu yaraan lix qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku geriyoodeen shil gaadhi oo ka dhacay duleedka galbeed ee magaalada Hargeysa gaar ahaan kaantaroolka magaalada Abaarso. Dhaawac ayaa isaguna sidoo kale jira.

Wararku waxa ay sheegayaan in gaadhigan oo qaad siday isla markaasina xawaare sarre ku socday uu jiidhay gaadiid taagnaa kaantaroolka dhinaciisa. Dadkii dhaawaca ahaa ayaa loo soo qaaday magaalada Hargeysa. Tirada dhaawaca ayaan iyana sidoo kale la xaqiijin ilaa hadda balse waxa jira dad ku dhaawacmay shilkan.

                             Daawo sawirraanta shika gaadhigani 

    

Halkan kala soco wixii warar ah ee ka soo kordha 

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top